Bulsha:- Isbuucaan dhaxdiisa ayaa la bilaabay barnaamijka xiisaha leh Bigg Boss 10 ee Super Star Salman Khan xiriiriyaha ka yahay.
Hadaba ma garan kartaa qofka ugu horeeyay ee Kasoo qayg gala Qof kale ma aha ee waa Boqarada Bollywood-ka Deepika Padukone.
Deepika ayaana barnaamijka Bigg Boss 10 Kusoo gashay Labis soo jiidasho leh Deepika ayaana xayaysiin u Samaynaysay filimkeeda Hollywood-ka ah ee xXx: The Return of Xander Cage.
Salman Khan iyo Dippy ayaana wada qaatay waqti ku filan Barnaamijka ayaan noqday mid xiiso leh qaybtiisa Koowaad Salman iyo Dippy ayaana kaftan badan wadaagay waxayna si wadajir ah u wada galeen Selfie.
Hadaba hoos ka bogo sawirada Salman Khan iyo Deepika Padukone.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment