Dumarka Waxa ay ka qancaan Meelahan In looga raaxeeyo Oo kaliya

Bulsha:-  Naagaha way ku kala duwan yihiin meelaha ay ka kacsadaan, sida la ogyahay jirka naagta oo dhan waa meel kacsi laga keeni karo, adiga ayaa lagaa rabaa inaad dareento xaaskaaga meesha ay ugu daran tahay meelaha ugu muhimsan waa

1­- kintirka

2­ -naasaha ibtooda

3-­ gumaarka

4­ -dhegaha

5­ -bishimaha

6­- kilkilaha

7­- cajaraha siiba gudahooda meesha u dhow farjiga

8­ baryaha

9­-dhabarka marka waxaad ka ogaan kartaa inaad fiiro gaar u yeelatid dareenkeeda, meesha ay aad u jeceshshay marka laga taabto jiriirico ayaa qabato indhdha ayay caddeynaysaa xaadkeeda waa isaagayaa jimicsi ayay bilaabaysaa.

Waxaa kaloo aad samayn kartaa inaad weyddiiso meesha ay aadka ugu kacsato, waxaa la rabaa inaysan kaa xishoonin oo ay kuu sheegto meesha ay ka kacsato, ma rabtaa inaad sii akhri.

Waxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay soo tuurayaan dhowr jeer mana laha urka kaadida laakin waxay ka soo baxaan duleelka kaadida,

Maxaa sababa biyahaas, waxaa jirta meel la yiraahdo gspot waa sida qanjiir oo kale ku taalla bahalka naagta gudihiisa naagaha dareenkaas way ku kala duwan yihiin, marka laga garaaco meesha ayay dareemaysaa macaan aad u daran markaas ayay soo daadinaysaa biyahaas,
Inta badan dadka waxay u malayaan inay kaadi yihiin laakin marka la baaray waxaa la ogaaday inaysan kaadi ahayn, laakin ay soo maraan duleelka kaadida, waxaa laga yaabaa inay dhowr jeer soo daadiso inta galmada socoto oo ay sariirta oo dhan qoydo naagahaas waa kuwa si daran u macaansado galmada kumana xirna gudniinka waayo waa dareen gudaha laga dareemo.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment