Bulsha:- Afti la sameeyay ayaa lagu sheegay in 70% haweenka aysan helin macanka gariirka galmada taasina ay sabab u tahay iyadoo ninka uusan sameyn gogol xaar bashaal ah oo ku filan gabarta si dareemaheda u kacaan ama in uusan aqoon goobaha sida gaarka ah gabarta uga kacsato .
Hadaba si gabarta u hesho gariirka raaxada(U Bislaato ,Kacsi La Ooyso) waxaa muhiim in marka ninka dareemihiisa kiciyo si gabarta u dareento in qofka sidaa loo dareemayo tahay iyada .
Codka ninka waxaa xusid mudan in dareenka gabarta uu kiciyo isla markaana sara u qaado kacsigeeda isaga oo codka xamxam leh ugu sheekeynaya iyadoo hadii uu si wacan ula faracayaaro isaga oo xoogga saaraya goobaha ay ka kacsato waxa ay keeneysa in dhandhanka gariirka galmada hesho marka weerarka galmada uu bilaawdo .
Adeegsiga faraha iyo bishimaha adiga oo ku xoqxoqaya goobaha dareenka badan ee gabarta ay ka kacsato waxa ay keeneysa in ay gariirka galmada ay hesho taasi oo ah midda aad u raaxo badan.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment