Daawo Fanaanka Axmed Budul oo Laba Naag Hal Mar Aroosay iyo Nimca dareen oo Ka Xanaaqday

Bulsha:- Fanaanka weyn ahna abwaanka sida weyn loo qadariyo kuna caanbaxaty dhaanta iyo arimaha dhaqanka Axmed Budul ayaa ku dhaqaaqay fal layaab leh oo cususb kaas oo dadka dhan ka yaabeen.

Fanaankan oo aad u jeclyihiin gabdhaha ayaa hal mar wada aroosay labo gabdhood oo reer Somaliland ah  kana yimid dalka Sweden kuwaas oo jig jiga isaga dartiis u yimid.

Waxaa Arintan aad ooga xanaaqay fanaanada kale ee weyn ee NIMCA Dareen oo iyadu in badan niyada ku heysay in ay guursto Fanaankan.

HADABA HALKAN RIIX KA DAAWO AXMED BUDL OO LABA NAAG WADA AROOSAY IYO NIMCA DAREEN OO XANAQSAN







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment