Bulsha:- Sheekh Shibile Oo lagu tiriyo wadaadada ugu mayalka adag Kooxda Ictisaam ayaa waxa uu ku dhiiraday in uu gaalaysiiyo Rag caan ka ah soomaaliya iyo wadamo kale oo ka mid dalalka Afrika kuwaasi oo xaalado kacsan ka jiraan.
Shibile waxa uu gaal ku tiriyay Cali Raage iyo Rag kale oo soomaali ah isaga oo iska fogeeyay in uu gaalaysiiyay Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee dowlada soomaaliya waxaase uu wejiga ka saaray qaladaad jiray.
Arintan ayaa hada ah mida ugu hadal haynta badan warbaahinta waxaana la falan qaynayaa wadaadka waxa xiligan keenay in uu ku dhiirado in rag culus Oo caan ah ku sifeeyo Murtadiin ama Koox diinta ka baxday.
DAAWO HADALKA SHIBILI :

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment