Bulsha:- Fanaanada Xafsa Xubi ayaa soo saartay heestan Jirab oo ay ah mid daadis ah , Heestan ayaa ah mid si casriyeysan loo duubay ayaa waxa ku faro yareystay director ka reer Holland ee Raage Cali Dheere.
Heesta ayaa la duubay xili qaboow iyadoo muuqaalka heesta laga dhigay mid la socda style ka Yurub ha ahaato labiska iyo jawigaba.
>>Riiix Heesta oo ka daawo Halkaan >>

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment