Cristiano jaceylkiisi hore oo arin lama filaana ku dhawaaqday

Bulsha:-  Irina Shayk oo ahayd gabadhi xidhiidhka jaceyl ka dhexeen jiray ciyaartoyga caanka ah ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegtay in ay raadinayso nin daacad u ah oo aan qalbiga ka jabin. Mar la weydiiyay sababta ay u kala hadheen Cristiano waxay sheegtay in aanu daacad u ahayn xidhiidhkooda sidaa awgii ay u goysay xidhiidhkas.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment