Dumarka Shiishada Caba Galmada ka dib Maxay dareemaan -Sir caafimaad`

Bulsha:- Waxaad arkaysaa xaaskaaga marka aad u galmooto in biyaha aad ku shubtay isla markii soo Daataan, dadka qaarkii waxay u malaynayaan in arintaas ay dhib ku tahay uur qaadsita, oo naagta haddii biyaha ka soo daataan galmada marka ay dhamaato oo bahalka laga soo bixiyo cambarkeeda.

Uur ayna qaadi karin, taas waxba kama jiraan uurka kuma xirna biyaha inay soo noqdaan iyo in kale, waxaa ku filan uurka biyaha meesha inay galaan, haddii naagta ay diyaar u tahay jir ahaan inay uur qaaddo Allena –subxaanau wa tacaalaa– uu idmo in ilmo caloosha galaan soo daadashadaas waxba reebi mayso.


Naago badan ayaa jira kastuumada biya lagaga shubay uur ku qaaday sidaas, laakin inta badan soo daadashada waxaa keena kala duwanaanshaha cambarka, haween waxaa jira cambarkooda marka bahalka la geliyo aad u waasac noqda oo si fiican u furma, iyo kuwa waxa jira cambarkooda nab isku ah,

Tusaale naagaha garoobada ah iyo kuwa gabdhaha ah way ku kala duwan yihiin ciriiriga alaabta, marka biyaha soo daadashadooda arintaas ayay u noqonaysaa ee haka walwalin







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment