Bulsha:- Wasmada guska yar iyo qaab aad ku qancin karto xaaskaaga oo laguu haayo?
Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi
waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada.
Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo
jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi.
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment