Bulsha:- sida aan ugu kasban lahaa qof aan jaclahy maxay noqoqn kartaa
walalaayal ila taliya aad baad ugu mahadsan tihiin talooyinka aad u soo gudbisaan bulshada soomaaliya ku dhaqan dalka iyo dibaddaba
Jawaabta
qofka aad jeceshay waa inaad saxdaa wadada jacaylka taas oo ah guur laakin jacayl been been wuxuu kugu ridaa god mool ah,
qofka waxaa lagu kasbadaa wanaag iyo samaan akhlaaq fiican hadal qiime badan

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment