Sawiro Mar kale laga soo bandhigey Kareena Kapoor oo si weyn oo hadal hayo.

Bulsha:- Waxaadba moodaa in Kareena Kapoor Khan uurka ay leedahay uu noqday mowduuc aan Bollywood-ka ka dhamaanin waayo xidigtaan saxaafada ayaa marwalbo baadi xoogan ku heyso.

Hadaba waxaa markii ugu horeesay lasoo bandhigay sawiro si toos ah u muujinaayo uurka ay leedahay Kareena Kapoor Khan oo la filaayo bisha December ee dabyaaqada sanadkaan inay hooyo noqoto.

Saxaafada is gaad gaad xoogan ayay Kareena ku heysaa balse Bebo midaas kalama jeclo waayo sawirada laga soo bandhigay kuma mashquulsano xidigtaan sawirada laga qaaday ayadoo taleefon isaga hadleyso ayaa muuqato maba kala jeclo sida loogu mashquulsan yahay.

Kareena Kapoor ayaa la sheegay in xalay ay aqalkeeda banaanka uga soo baxday xili ay taleefon ku hadleesay waxayna aragtay ayadoo telkeeda ku hadleyso in saxaafada sawiro ka qaadeyso, Bebo gacanta ayay u haatisay sawir qaadihii sidoo kalena danteeda ayay iska sii wadatay.

Dabcan Kareena Kapoor horey ayay u sheegtay uurka ay leedahay in wax weyn uusan agteyda ka ahayn sidoo kalena fagaaraha ka dhuuman doonin shaqadeedana wadan doonto.







_______________________


Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment