Sawir Caaqibo Leh oo George Bush & Xaaska Brack Obama wada Galeen

Bulsha:- Saameyn badan ayuu durba yeeshay Sawir ay wada galeen Madaxweynihii Hore Ee Dalka Mareykanka George W.Bush iyo Xaaska Madaxweyne Brack Obama.

Sawirkaasi ayaa warbaahinta qaarkodo si kale utarjumeen taasi oo Obama inuu arko ay la micno tahay in ay ka jan jeersatay Xaaskiisa sida wararka la isla dhex mrayey aheyd.


Micheal Obama ayaa la arki karaa iyadoo ku faransan isku duubnaanta ay Bush ku sameysay weliba isagana sidii cunug caano ka dhargay Naaska hooyadiis indhaha isku qabtay sidii qof hurda heysa.

Nin Sawir qaade ka ahaa Dalka Mareykanka Aqalkiisa Cad oo lagu magacaabo David Hume Kennerly’s ayaa ka mid ah dadkii ka hadlay islamarkaana ku sheegay Mid Qalbi jab keeni kara sawirkaasi oo saameyntiisa leh.

Xaaska Obama iyo Madaxweynihii Hore Ee USA George Bush ayaa waxa ay sabtidii shalay Sawirkaasi ku galeen kadib Xafladii Furitaanka aheyd Ee Madxafka dadka Madoowga Mareykanka Dhaqankooda lagu soo bandhigo Ee Magaalada Washington Smithsonian National Museum of African American History and Culture.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment