Bulsha:- Wuxuu guursaday juxa haweeney oo weershe ah hal shay labo ayay u aragtaa,
marka la gaaray waqtiga quraacda wuxuu keenay labo muufo iyada waxay u aragtay inuu keenay afar muufo,
kaddib wuxuu keenay hal weel horteeda ayuu soo dhigay waxay ku tiri maxaad ku falaysaa labo weel iyo afar muufo,
hal weel iyo labo muufo ayaa nagu filan, juxa wuu ku farxay wuxuu yiri maxaa ka fiican sheekadan wuxuu bilaabay inuu la cuno,
kaddib waxay tuurtay weelka oo raashiika ku jiray waxay ku tiri ma faajirad baan ahay markaad nin kale noo keenaysid meeshan juxa markaas
wuxuu ku yiri gacalisadaydiyey wax kasta u arag labo ninkaaga mooyee

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment