Daawo Yaabka – Wiil Markii La Kufsaday Kadib Naag Isku Badalay – Qiso Wareer Badan !

Bulsha:- Gabadhaan ayaa nooleed nolol mugdi ah kahor inta aan la kufsan taas oo keentay in ay ka baxdo noloshii mugdiga aheyd una baxdo nolol wanaagsan oo ay ku xaqiijisay ay naag tahay.

Sandy ayaa yaraanteedii u nooleyd iyadoo reerkeeda u xisaabsaneyd in ay tahay wiil balse iyadaa ka sheekeyneysa markii aan soo qaangaarayay aniga waan isku dhex yaacsanaa, halka wiilashu gabadhaha ka xiiseeyaan aniga waxaan xiiseyn jiray ragga oo aan jeclaan jiray, nolo xun ayaan noolaa waxaan ahay ayaan garan weysnaa, gudaha ayaan ka ogaa in aan ahay gabadh wiilasha ayaa i gaadgaadi jiray oo igu dhihi jiray waa maxay adigu ma dumar baa tahay.

Kufsigeygii kadib ayaan hubsaday in aan ahay qof dumar ah, markaas ayaan usoo leexday in aan sidi gabadh u noolaado.

Dadkaan ku dhasha iyagoo labada jinsi u dhaxeeya ayaa caalamka kusoo badanaya waxaana inta badan dhaqaatiirta u badalaan xaggga dumar iyo rag hadba uu ruuxaas u dhawyahay .

GUJI HALKAAN EE DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment