Bulsha:- Daawo Digniin Nin yahoow Galmo ha sameen iyadoo kaadi ku hayso Hadii kale dhibaatadaan ayaa kugu dhaceyso Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qada dhinaca galmada ah oo waxaa xanibaad galaya dareenwadayaasha xiligaas u diyaarka ah Macaansiga falgalka labada xubnood marka ay is taabtaan .
F.G:Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii iska yaala Sariira isna uu dadaal ugi jiro in uu kugu qanciyo in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida ad ugu macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga , taasi waxeey keeni kartaa halkaad ka akhrisaneyso waa shabakada Runfafis.com in uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax-matare mar ah,waxaan aka dhalan karo niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.
Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqalaan riinka ka dhsha macaanciga galamada iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaynsaan shaqadiisa .
GUJI HALKAAN EE DAAWO

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment