Subxaanallah : Waayel u dhashey Dalka Yamen oo wajigiisa uu kasoo baxey Geeska lo’da oo kale

Bulsha:-  Wadaad duq waayel ah oo u dhasshay dalka Yamen ayaa waxaa la keenay xarun caafimadaad uu ku taala magaalada Sanca Halkaas oo lagag dabiibayay Gees midka lo’aha oo kale ah oo kasoo baxay wajigiisa Kaas oo dhibaato badan  hay duqan waayelka ah.

Waa kiiskii labaad ee nociisa ah oo lagu arko dalka Yamen waxaana ka horaysay haweenay aad u wayn oo sanadkii ore geeriyootay Taas oo madaxeeda uu kasoo baxay Gees lamid ah kan odayga kasoo baxay iyadoo dhakhaatirto ay u maaro waayeen isla markaan algu guul daraystay qaliimo agu sameeyo maadama markii la gooyaba uu soo dheeranayay geesku.

Odaygan wayelka ah ee hada la dhiban geeska kasoo baxay wajigiisa ayaa waxaa la qorshaynayaa in qalin lagu sameeyo si loga gooyo geeska oo culayskii yahay mid uusan waayelkani xamili karin .







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment