Bulsha:- Dhacdooyika layaabka leh ee ka dhaca magaalada muqadishu mararka qaar ayaa Waxaa ka mid ah qof kaala hadlaya Telephone oo la kulmay Qarax asagoo ku jira khadka Telephone ka,
hadaba maanta oo ay taariikhdu tahay 30-8-2016 maalin taalado ah ayaa waxaa dhacay qarax wayn o lala beegsaday Hotel SYL oo ku yaalah Magaalada Mogadishu, qaraxaasi ayaa geeystay khasaaro dhaawacyo iyo dhimasho leh,
dadka halkaasi ku dhaawacmay ayaa waxaa ka mid ahaa Suxufi Bille Gurxan asagoo xiligaasi khadka telephone kala hadlayay nin wariye ah oo saaxiib kiis ah kadib waxaa dhacay qarax lala argagaxay,
Hadaba waa kan Suxufi Bille Gurxan oo mobile kiisa iskaga qaaday sawiro Dhaawiciisa ku saabsan:
SAWIRO:


_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment