Somali weyn ayaa la rabaa hadda maxaad dhihi lahayd

Bulsha:- Farmaajo oo ka mid ah dadka musharaxiita sanadkan 2016 wuxuu rabaa inuu ka noqdo soomaali madaxweyne, 


marka adiga codkaaga yaad siin lahayd, 


sidoo kale madaxweynaha soomaali maxaa la rabaa inuu noqdo, 


taas ma inoo msheegi kartaa, waxaan kaa rabnaa inaad noo soo qorto ra'yigaaga aad ka aaminsan tahay dad musharaxiinta cusub 


sida farmaajo oo kale iyo kuwa kale aad taqaano, 


xitaa naagta isasoo sharaxday markii ugu horraysa taariikhda soomaali faadumo dayib, 


soo qor hadalaaka comment ahaan.

Somali weyn ayaa la rabaa hadda maxaad dhihi lahayd






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment