Bulsha:- Fanaanka ajakis iyo wariyaha Muno Cumar Xasan oo xamar weyne ku kulmay
sawir ayay iska qaadeen daawasho wacan,
fanaanka ajakis oo caan ku ah majaajilada dad badan ayaa la dhacsan
wuxuu aad caan ugu ahaa filimada hindiga af soomaaliga loo tarjumay
aad buu u duubi jiray codka ajakis ayay badankooda ku duuban yihiin.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment