Bulsha:- Jacaylka ma laha midab ninkan cadaanka ah iyo naagtan aadka u mdaow
eeg sida ay isu faraxsan yihiin sawirkan waxaa la sheegay facebook
aad buu uga yaabiyay dad badan ayaa share gareeyay marka arag saaxib,
adiga waxaad leedahay naag jareer ma rabo adoo ah qof madow
jareer muslin kula ah ayaad diidan tahay nin kaa cad ayaa naag jareerta soomaali ka madow sidan ugu dhegan

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment