Madonna oo xafladeeda dhalashada 58-aad Cuba ku dhigatay Cuba: SAWIRRO

Bulsha:- Fanaanada Madonna oo booqasho taariikhi ah ku joogto dalka Cuba ayaa waxay xafladii dhalashadeeda 58-aad ku dhigatay jaziirad dalxiisayaasha aad u booqdaan.



Madonna oo ay weheliyaan carruurta ay korsatay ee madowga iyo cadaankaba leh ayaa ku sugnayd caasimadda dalka Cuba tan iyo 15-kii bishan aanu ku jirno, waxaanay halkaas ku qabsatay xus ay ku maamuusayso dhalashadeeda.



Fannaanada Madonna ayaa noqonaysa fanaanadii koowaad ee Maraykan ah ee nus qarni muddo ku siman booqata dalka Kuuba.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment