Bulsha:- Xaaska fannaanka caanka ah ee Kanye West ayaa soo bandhigtay sawirro aan caadi aheyn oo ku muujineyso maalkeeda danbe ee jirkeeda oo qaawan iyo naasaheeda.
Sida looga bartay Kim Kardashin waxay waqti gelisaa sawirro iyo muuqaallo ay warbaahinta iyo taageerayaasheeda ku mashquulo, kuwaasoo anshaxa ka fog, waxaana ka mid ah iyadoo meel bacaad ah fadhida oo kastuumadeeda kala qaadeyso oo ay eegeyso.
Sawiradan ayaa waxaa kula jira gabdhaha la dhashay ee reer Kardashian oo dalxiis iyo tamashleyn ku jooga jaziiradaha loo dalxiis tago ee dalka Mexico.
Kim Kardashian oo looga bartay in ay soo bandhigto sawiro anshax xumo ah oo iyadoo qaawan, kuna kasbaday taageerayaal badan iyo kuwo kasoo horjeeda ayaa warbaahinta caalamka ay aad ugu hadleen sawirada ay soo dhigto baraha ay bulshada ku xiriiraan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment