Bulsha:- Sirta naagaha ay ninka ku diidaan ma taqaanaa?
saad la socoto gabar marka uu nin doono waxaad arkaysaa gabadha oo diidaysa ninka
isagoo leh qurux iyo hanti iyo darajo taas maxaa keenaya ma sheegi kartaa
gabadha waxay fiirisaa wax kale oo ah ninkan ma yahay nin dadka ay ka dambeeyaan
ninkan ma yahay nin mas'uuliyad qaadi kara,
ninkan ma yahay nin jacayl garanaya, marka ninka uu lahaado sifooyinkan naagta horay ayay ka oggolaanaysaa guurkiisa,
haddiise uu yahay nin sidaas aan ahayn marna ma oggolaanayso,
waayo naagta waxay rabtaa amaan inay hesho marka ay soo gasho aqalka saygeeda.
Sirta ay u diidaan hablaha marka la soo doono

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment