Bulsha:- Sawiro uu baahiyay warkeys kasoo baxa Mombai, ayaa waxaa wajiga Kareena Kapoor laga dheehan karaa ineey goor
dhow fool tahay oo ay soo dhawaatay waqtigii ay dhali lahayd.
Kareena ayaa ka qeyb gashay xaflada dhalashada Saygeeda Saif Ali Khan,
waxaana wajigeeda laga dheehan karaa daal farabadan iyo dhidid.
Sawiro: Ineey mardhow Fool tahay wajigeeda ayay ka muuqataa Kareena
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment