Bulsha:- Boqorada Bollywoodka Kareena Kapoor, aya adaaha ka rogtay in Rohit Shetty oo ah Directorka Golmaal 4
uu iyada uga reebay maadaama ay xaamilo tahay.
Kareena ayaa ku han weyneyd ineey noqoto atariishada Golmaal 4,
balse Rohit ayaa ku talamaya Deepika iyo Alia Bhatt tii noqon lahayd atariishada Filimkaas.
“Kuwa igu faquuqay inaan uur leeyahay waan hubaa ineey
mar uun ii imaan doonaan,
waxaana hada dareemayaa in wax qaldanyihiin” ayay ku calaacashay Kareena.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment