Bulsha:- Kim Kardashian iyo labadeeda caruur ee North iyo Saint oo sideed bil jir ah ayaa sawirro laga soo qaaday muujinayaan iyagoo ku raaxeysanaya xeebta loo dalxiis tago ee Casa Aramara ee dalka Mexico.
Sawirradaan ayaa muujinaaya Kim oo ka dhabeysay daddaalkii ay u gashay inay dhinto miisaanka koray intii ay umusha aheyd, waxaana soo baxay doolashii lagu yaqiin intii aysan uurka qaadin.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment