Bulsha:- Bax Afrika ku laabo, waxaa wanaagsan inaad joogto Afrika” erayadaas iyo kuwo cunsurinimo ah ayey ku qeylisay hooyo caddaan ah oo jirkeeda asturneyn, iyadoo la dagaaleysay deriskeeda oo ah qoys madow ah.
Muuqaal lasoo dhigay Youtube-ka ayaa waxaa soo duubay qoyska dhibanayaasha ah ee cunsurinimada iyo af-lagaadada la isugu daray. Dhacdadaan oo ka dhacday jidka Tallahassee, ee magaalada Florida. waxaana dadkii daawaaday ay caay ugu dareen hooyada caddaanka ah ee cunsurinimada ku kacday, iyadoo ay ay muuqdeen qeybo jirkeeda ka mid ah oo anshaxa u wanaagsaneyn.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment