Wiil Soomaaliyeed Oo Qiranaya Jaceyl Inuu Jini Ku Riday Iyo Saaxiibadiisa Oo Iyagana.......(Wrabixin+ Daawo Video)

Bulsha:- Dhalinyarada Soomaaliyeed kuwooda Qaarada Yurub ku nool ayaa marka ay Maqaayadaha iyo Xafladaha isku arkaan waxa ay iska wareeystaan xaalada iyo Jawiga halka uu marayo. Mid ka mid ah Dhalinyaro goob Maqaaxi ah ku kulantay ayaa markii Caafimaadkiisa la weeydiiyay waxa uu la soo booday sidatan " 



"Saaxiibayaal hadaan runta idiin sheego Jaceeylkii Waris-Wanaag ayaa Jinni igu riday oo Jidka i dhigay, Jihada iga dhumiyay,Jooga ayaan ka dhacay, waan jahwareeray ee Fadlan iga caawiya Jinniga Jaceeylka hadaad Saaxiibo jiro tihiin " 



Qisadaan oo ah mid si dhab ah u dhacday Wiilkii Jaceeylka ka sheeganayay ayaa waxa uu jawaab kulul oo lama filaan ah ka helay Saaxiibadiis kuwaas oo ku camirtay kuna tuuray hadalo sarbeeb ah oo Jaceeylkiisa dab ku sii shiday. 


Halkaan Ka Daawo Wiilka Jaceylkisa Ka Sheekaynaya






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment