Ha Aqrin Hadii Aad Jaceyl La il Darantahay (Qiso Jaceyl Oo Murugo Badan)

Bulsha:- Adunyadu waa imtixaan waa dhibaato iyo murugu badantahay dadka isku si uma soo wajahdo waxa ayna qof walba ku qaabishaa waji gooniya dadka qaarbaa farxad iyo reyn reyn ku qaata waqtigooda inta badan halka ay kuwa badan la noolyihiin murugu ciil iyo uurkutaalo iyo caro ma aan dhamaad laheyn
Qisadaan waa qisa dhab ah oo ka dhacday Soomaaliya qaas ahaan Gobalada dhexe ee Soomaaliya waana qiso aad u xanuun badan oo aan ugu magac daray ILLEEN JACEYL WAA LOO DHINTAA!. Hadaba aqristoow sifiican u dhuux qisadan xanuunka badan iyo sida ay wa u dheceen. 

Axmed-yare wuxuu kamid ahaa ardada wax kabarata dugsiga Mujamac ee Magaalalada Baledweyne waxaana maalin maalmaha kamid ah ay isbarteen gabar lagu magacaabo Aniga oo iyana kamid aheyd gabdhaha wax ka barta isla dugsigas islamarkaana dhigata fasalka amma galaas-ka kahooseeya.

Suleeqa iyo Axmed barashadooda kadib waxaa ku dhax abuurmay jaceyl xad dhaaf ah uu midba midka kale u qaado ilaa iyo dhammaan laga ogaado iskuulka ,macalimiintana ay kawar helaan xanta jaceylka lamaanahan .






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment