Da’da Ay Dumarku Ku Heelaan Kalsoonida Dhanka Galmada

Bulsha:- Marka labada lamane in mudo ah wada joogaan ayaa haweeneyda waxaa ku sii kordha kalsoonida galmada ,waxa ayna u baahan tahay  in ay la galmooto gacaliyeheeda.

-Dumarka ayaa tilmaamay in da’da afartanka ku helaan raaxada macaankeda ayna helaan qibrad taasi oo aysan helin xiliga da’da  labaatameyda ku jiraan.

-Natiijada daraasad cusub ayaa tilmaameysa in haweenka macaanka raaxada galmada ay si dhab ah u helaan marka ay ku dhawaadaan da’da afartanka xiligaas oo guud ahaan xishoodka galmada  ka baaba’ayo….

Warbixinada ayaa tilmaamaya  in 80% haweenka da’da 40-ka ku jira ama u dhaw  ay raaxada galmada u baahan yihiin 14 jeer bishii halka kuwa laabatanka ku jira u baahanyihiin 9-jeer bishii..







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment