Bulsha:- Fanaanada Caanka ah Ee Asmo Love Aayaa Waxa ay Soo saartay hadal la yaab leh kaasi oo Ay ugu Jawaabeeyso Fanaaniinta Dhowaan is Guursaday Ee Furinle iyo nimco dareen.
Asmo Love Waxa ay Sheegtay in Ay ka xuntahay Hadalada Soo Gaaraya Ee iyada wax looga sheegayo waxaana ay sheegtay in Waxyaabahaasi Aanay Waxba u dhimeeynin Sharafteeda.
Asmo Love ayaa Qaab Suugaaneeysan waxa ay u cabirtay Waxyaabaha ay Dareemeeyso iyo Dhibaato Ay Sheegtay in lagu hayo:-
Warkii xurguf beeriyiyo
Mareegaha lagu xintamo
Xumaan iyo ceeb hagalin
Baraha xeesaha lehee
Bulshadu ku xidhiiyayaan
Xumaan hakusoo bandhigin
Hamoodin inaan xaqluhu
Xisaabin wixii la qoro
HALKAAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA JAWABTA ASMA
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment