Calaamadaha dumarka galmada jecel

Bulsha:- Quruxda wejiga gabdhaha wiilasha maxay ku ridaa

Dumarka quruxda badan nimanka waxay ku abuuran maskaxdooda jahwareer, 


webka galmada.net ayaa wuxuu sameeayay daraasad oo ballaaran, webka galmada oo aad uga soo tarjumo webyada ku takhasusay galmada iyo quruxda naagaha ka sheekeeya, 

galmada.net wuxuu ka mid yahay webyada aad loo soo booqdo waxaad ka helaysaa , sidoo kale webka maamul.com wuxuu la mid yahay.

marka quruxda haweenka ninka waxay ka dhigaysaa mid isku jahawareersan oo wadnahiisa boodboodaya, dhiigiisa si fiican ayuu u shaqeeyaa qofka, waxaa laga yaabaa waxyaalo badan inuu u sameeyo naagtaas uu arkay darteeda, 

waxaad ogaataa maxaa naagaha quruxda badan loo geeyee meelaha waaweyn ee ganacsiga, sida meelaha tkidka diyaaradaha laga gooyo, ama supermarkeyyada waaweyn, ninka markuu lacag dhiibayo uu arko naag qurux badan wuu is illaawaa, waxaa dhici karta inuu ka bixiyo waxa uu iibsanayo lacag qiime badan oo qaali ah.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment