Xogta burburka Qooyska somaalida dalka iyo dibadda

Bulsha:- dibada waa meel dalka aan ahayn, somalida marka dagaalka dhacay ayay wada yaaceen waxayy wada galeen dalal kale oo waxay ka raadsadeen nabadgelyo ay ka waayeen dalkooda, 

waannu wada ognahay marka la waayo nabad galyo waxaa imaanya burbur abaar gaajo dandarro, 

jorrooyin cudur kala duwan kaduudow daacuun waxaas oo dhan waxay ka dhashaan musiibadan dadka ay gacantooda ku keensadaan, 


tusaale ahaan qashinka waskha jirrooyin xun ayay keenayaan, 


somali  gaalada waxay ku aasaan qashinka hubka ka soo haro, 

marka somali sidaas ayaaa lala rabaa iyagana waxay ku mashquulsan yihiin reer hebel qabyaalad oo sidan u gashay gadaal gaysay dadka facooda ka reebtay.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment