Naag haku qoslin haddii kale sidan ayaa kuu dambaysa

Bulsha:- Furfurnaanta badeecada dadka kala duwan waxaa lagu dareemi karaa hadalka iyo qosolka, 


gabdhaha daceedda fiican ninka sida la rabay ayay u soo jiitaan, dad badan ayaa og haweenka inay yihiin kuwa jecel hadalka wanaagsan amaanta iyo tixgalinta, 


haddii gabar aad aflagaado ku wajahdo waxaa laga yaabaa waligaaga inaadan la hadli karin lagama yaabo inay kuu aragto nin munaasib ah, 


xanaaqa dumarka waa ka dhow yahay midka raga, isla markii ayay xanaaqayaan naagaha, 


waligaaga gabar haku qoslin adoo ku jeesjeesaya, haweenka isla markii ayay ka shakiyaan qofka qosolka badan waxay isu moodaa inaad iyada ula jeedo, 


bulshada waxay u baahan tahay taxdar guud dhaqanka sabarka sheekada aqoonta dulkaaqdka deekhsinimada waxaas oo dhan looga baahan yahay qofka inuu ku sifaysnaado.


Qabiilka ugu wasmada badan waa ... halkaan riix ka aqriso







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment