Xariif cunay 62 rooti iyo hilibkiisa 10 daqiiqo gudohood Mareykanka: VIDEO

Bulsha:- Matt Stonie oo ah wiil 23-jir ah ayaa wali ku dhaggan suunkiisa tartanka cunista rootiga loo yaqaan "Hot dogg" kadib markii uu shalay ku guuleystay mar labaad tartankaasi oo sanad walba maalinta xorriyadda Mareykanka (4-July) la qabto.


KA DAAWO MOVIE DAAJIS








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment