Cunug buufin lagu dhex hilmaamay oo laga soo qabtay badweynta dhexdeeda: VIDEO

Bulsha:- DHacdo cajiib ah ayaa waxa ay ka dhacday dalkaasi Turkiga kadib markii qoys dalxiis u joogay halkaasi ay cunug ay dhaleen buufin uu saarnaa ku dhex hilmaamay dabadeedba ay baddu la tagtay.


KA DAAWO HOYGA FILIMADA SOMALI







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment