MUCJISO: Haweeney bilo dhamaysay oo Tin ku dhashay dalka Zimbabwe

Bulsha:- Haweeney 26 jir ah, oo u dhalatay dalka Zimbabwe, ayaa la sheegay inay dhashay Tin iyo waxyar oo Dhiig ah kadib 10 bilood oo ay uur lahayd.

Haweeneydaan oo laba cunug horay u soo dhashay, ayaa tilmaantay inay culees xaamilanimo dareemi jirtay mudadii ay Caloosha ku siday Tintaasi.

Marwadaan oo magaceeda lagu sheegay Mwape, ayaa ku nool deegaanka Kapisha ee ka tirsan dalka Zimbabwe.

Goob Caafimaad oo ku taala deegaankaas, ayaa la xusay in loo wareejiyay ka hor inta aysan dhain waxaan U muuqda Tinta reer Brasil.

Waa markii u horaysay taariikhda oo la maqlo qof dumar ah oo Bilo dhameesatay haddana Tin ku dhashay goobtii lagu foolinayay.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment