Wax Badan Ka Barro Saddex Waxyaabood oo Ilkahaga u Daran iyo Sida Ugu Wanaagsan Oo Aad Ugu Hortagi Karto..!!

Bulsha:- Ilkaha ayaa ah quruxda qosolkaga, hadaba waa ay haboontahay in caadaantood iyo caafimaadkooda la dhowro.

1. Cabitaanka Warshadeysan Cabitaanka dhalooyinka ku jira ama casiirka qasan ayaa sokor aad u badan iska leh kasoo marmar ka sokor badan soda-da sida pepsi. Cabitaankisa ayaa wax saas ah uga sahlaneyn adoo shukulaato ku luqluqda.

Xalka: Waxad ku caabtaa tuubada cabitaanka ‘Straw’ oo cabitaanku yuusan taaban ilkahaga dhuuntaada toos ha u maro. Waxaad sugta mudo dhan 45-daqiiqo markaad cabtid kabacdi markas iska caday ilkaha. Sababtoo ah aashitada ku jirta cabitaanka ayaa jilciyay korka ilkaha.

2. Miraha la Qalajiyay (Dried Fruit) Miraha ama khudaarta la qalajiyay ayaa u daran ilkaha ayagoo ku beera dhagdhag kasoo sokorta soo jiita wasakh badana ilkaha ku beera. Inkastoo khudaarta qeybteyd ilkaha u fiicanyihin ma aysan u fiicana markii la qalajiyo.

Xalka: Si fiican iskaga caday ilkaha adoo dhagdhaga mirahaas wataan ka nadiifinaya isla markiiba.


3. Vitamins oo la calashado Vitamins-ka nooca la calashado oo gummy vitamins loo yaqaan ayaa ayana sababa dhagdhag sida miraha la qalajiyay kasoo waxyaabo adag ‘Gingivitis’ ku beera dhinacyada ilkaha hadii aan laga nadiifin.

Xalka: Vitamin-kaga nooca kaniinka caadiga ah u badallo, inkastoo uu qaraaryahay balse waxaad ka baqaneysa booqashada dhakhtarkaga ilkaha.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment