Katrina Kaif oo ka hadashay in Don 3 ay la keeneyso Shah Rukh Khan

Bulsha:- Katrina Kaif ayaa ka hadashay wararka sheegaya in Shah Rukh Khan ay la jileyso Filimka Don 3.

Horay Kaif iyo SRK ayaa u wada keenay Filimkii Yash Chopra ee Jab Tak Hai Jaan.

Laakiin waxaa Arimahaas beenisay Aktarada Kaif waxaana ay cadeysay ineysan wax ka jileynin Filimkan Don 3 oo ay yihiin warar faalso ah.

Hadii ayba sidaas cadeysay Kaif waxaa ay u badan tahay markii seddexaad in filimkan ay isla keenayaan Priyanka Chopra iyo Shah Rukh Khan oo soo wada jilay Don 1

Katrina Kaif ayaa lagu arki doonaa dhawaan Filimada Baar Baar Dekho oo ay la wado Sidharth Malhotra in iyo kan Aditya Roy Kapur  ay la wado ee Fitoor.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment