Bulsha:- Ubaxu waa sheey qalbiga la shaqeeya waxa uuna qiimo kuleeyahay bulshada is jecel , kuwa is caashaqay, dadyoowga iyagu nolol wadaaga ah.
“Ubaxu wuxuu calaamad u yahay jaceylka,quruxda iyo udgoonka,kamana marna qodax,haddaba waad garan kartaa sida aad u qabanayso”.
Inta badan Lamaanuhu waxay ubaxa u weheshadaan Jaceylkooda, waxaana wanaagsan inaad Lamaankaaga mar waliba ood hadiyad u geeyneeysid aadan ka ilaa iwn Ubax nuuca Casaanka ah waaa hadii aad Jaceyl dhab ah uheesid.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment