Sir dumarka anfacaysa Oo aan u hayno dawo wanaagsa (Sirta Nolosha)

Bulsha:-  Waxaa dumar badan oo fikir haysto u haynaa dawo aanan ahay mid mid la cunayo Hasa Yeshee Waa mid gaacntaada ku jirta oo adiga adeegsigeeda lagaa raabo , ogaaw sabarka iyo deganaanta iyo qarinta sirta ayaa ka mid ah furayaasha lagu kasbado qalbiga ninka Aad Sida Dhabta Ah U Jeceshahay.

Dumarka caqliga badan ayaa ah mida og in jaceyl la`aantaada ninkeeda aheyn in gabi ahaanba jaceylka dhamaaday oo aan dib u cusbooneysiin lagu sameyn karin balse waa mid og in muragada ku jirta qalbigeeda mid u adeegsan karta tamar xoogan oo mar kale geedka jaceylka ugu beeri karta ninkeeda halka ay guul darada iyo niyad jabka magan gali laheyd.

Ama Ay La Kumlmi laheyd. Balse Su`aasha Meesha Taala Ayaa waxa ay tahay sidee qalbiga ninkeyga aan i jecleyn jaceyl ugu abuuri karaa Wa Mid Aad Mar Walba Is Weeydiso Gabaryahey ?.

Hadaba Gabaryahey Furayaasha ugu muhiimsan waxa ka mid ah in aad ogaato waxa uu ihtimaamka siiyo Aama uu muhimada siiyo uuna u jan jeero mar waliba adiga oo kala qeyb qaadanaya , tusaale haddii uu jecel yahay balwad gaar ah sida aqrinta buugaagta u soo raadi buugaag adiga oo maktabayada aadaya oo u keen buug aad is leedahay waa uu qancinayaa wuuna Kugu so xususan doona mar walba niyada ayuuna ku haynayaa.

Balse Gabaryahey Ogoow kala hadalka mowdoocyada uu jecel yahay waxa ay ninkaada ku qasbeysaa in dhankaada u soo janjeersado Uuna Maanka Kugu Hayo.

Gabaryaheey waxaad qalbiga ku haysaa in ixtiraamka iyo xariirka wanaagsan oo aad qoykiisa la yeelato iyana ay gacan ka geeysaneyso in qalbiga ninkaada kasbatid kartin waana talo fiican oo ku anfici doonta hadii aad arimahan hirgalisid.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment