Bulsha:- Kooxda ISIS ee ka talisa qeybo kamid ah dalka Ciraaq, ayaa xukun rajmin ah ku fulisay 4 nin oo maxaabiis ah, kuwaasoo lagu eedeeyay ineey sineysteen iyagoo xaasas qaba.
Dagaalyahano lasoo xulay oo kooxda katirsan, ayaa dhagxaan xoogan ku garaacay 4ta nin ilaa ay ka dhintaan.
Sida Diinta Islaamka qabto qofkii lagu helo inuu sineystay asoo guur soo mara ama markaas xaas leh, waa in dhagax lagu dilo, balse xukunkaas waxaa fulin kara waa Doowlad islaami ah oo sharci ah.
Kooxda ISIS ayaa maxaabiista ay xukumaan marsiinin wax cadaalad ah oo lawada ogyahay, waxeeyna u xukumaan hadba sida iyaga ay doonaan.



_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment