Nabiga CSW waxuu yiri:- Ma jirto Maalin ku Dhaafta ilaa Baddah

Bulsha:- Nabiga CSW waxuu yiri:- Ma jirto Maalin ku Dhaafta ilaa Baddaha, Dhulka iyo Malaa'igtaba waxey Ilaahey ka Sugaan Fasax!! oo waxay yiraahdaan:- Allaahayoow na Fasax, oo noo Ogolow inaan Burburino Insaankaan, kugu Kufriyey, Yaa Rabbi uma Dulqaadan karno, ee noo Ogolow aan Burburino Insaankaan.

Markaa baa Rabbi SW, Dhawaaqayaa oo leeyahey:- Haddey yihiin Adoomankiina, waxaad Rabtaan ku Sameeya, Laakiin haddey yahiin Adoomankeyga ii Dhaafa, Aniga iyo Iyaga ayey Naga Dhaxeysaaye.

Hadduu ii soo Noqdo Adoonkeyga Habeenkii waan Qaabilaayaa, hadduu ii soo noqdo Adoonkeyga Maalintiina waan Qaabilaayaa, yaa iga iga weyn? yaa iga Sharaf badan? yaa iga Naxariis badan? ”.

SUBAHANALLAH, BAL ARAG SIDUU ILAAH NOO JECEL YAHAY.

(ILAAHOOW NAXRIISTAADA NA SII ADUUN IYO AAKHIRO)








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment