DAAWO:- Hibo iyo Axmed Jowhar oo soo bandhigay Qisada Jacaylkooda oo Xiiso badan iyo Duruufo ay soo Mareen

Bulsha:- Axmed Jowhar iyo Hibo oo ah Lamaane Soomaaliyeed oo Eebbe uu dhexdooda dhigay Jacayl ayaa Warbaahinta Soomaalida usoo bandhigay Qaabka ay u wada Nool yihiin, Qisadooda Jacaylka iyo Duruufaha ay Soo wada Mareen oo ay usoo dhabar Adaygeen.


Soomaalidu jacaylka si fiican bay u yaqaanaan… Laakiin sida loo matalee loo sameeyo way innagu yartahay. “Jacayl u muuji xaaskaaga / xaajigaaga”

Axmed Jowhar ayaa Culimada Soomaalida ku Booriyey inay dhalinyarada usoo Bandhigaan Qiimaha ay leedahay Nolosha Xalaasha ah, Inta ay waqti badan gelinayaan inay ka hadlaan Zinada.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment