Video cusub: Fanaanka Dayax Dalnuurshe iyo wacdaraha sanadkan + heesta Xidigtii Qarniga

Bulsha:- Fanaanka da`da yar ee Dayax Dalnuurshe ayaa sanadkan 2015 waxa uu lasoo baxay heeso cusub oo macaan, kuwaas oo ay la dheceen taageerayaashiisa. Halkan waxa aan idinkugu haynaa mid ka mid ah heesahaasi oo la magac baxdey Xidigtii Qarniga.



Hoose ka Daawo





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment