Sir Alex sow ma muddno biladda tababaraha Jaceylka, arrintaan awgeed?!

Bulsha:- Tababarihii hore ee kooxda Machester United Sir Alex Ferguson ayaa mudo kadib ka fariisigiisa shaqadii tababarnimo ee kooxda United  ku sababeeyay inay tahay Xaaskiisa darteed.

Ferguson ayaa u sheegay saxaafada mar uu la hadlaayay in uusan waqti dheer la qaadan xaaskiisa waana tan igu kaliftay is casilaadeyda ayuu yiri.

“ kadib markii ay geeriyootay xaaskeyga walaasheed waxay dareentay xaaskeyga murugo farabadan anigana waxaan ahaa mid daawada taleefishinka, waxaana arkay xaaskeyga oo kaligeed meel fadhida waxaana dareemay inay dareemeyso kalinimo”  fergusan oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray.
sir alex fergusen my wife was the reason i retired from football

“ Waxaan dareemay inay xiligaas ay ii baahneed xaaskeyga waxayna ay ahayd mid dhex fadhida guriga oo aniga isugeysa xitaa hadii aan dib ugu soo laabto xiliyada danbe ee habeenkii ma aysan seexan jirin waana taa sababta aan uga tagay  shaqadayda tababaranimo”

Macalin Sir Alex Ferguson ayaa kooxda Machester United gaarsiiyay guulo wax ku ool ah isagoona kula guuleystay koobab farabadan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment