Bulsha:- Mar hadii ay arimo guur ay meesha yimadaan waxaa arintaas ay dhexmari kartaa wiil iyo gabar is raba ama la isku qasabay lakin hada waxaan din heynaa arimo markaad argto aad is dhihi karo waxaa arin mudan in laga hadlo waliba looga hadlo si qoto dheer.
Xalima waa gabar Soomaliyeed waxaan ay wareysi dheer siisay warbaahinta Xogcusub waxaan ay oga hadashay arimaha qoyska iyo waxii looga bahanyahay iyo waxii u baahan in laga reebo wareysaig ayaa sidoo kale waxaa xiiso u yeeshay markii ay ka hadashay ilaa 3 arimood kuwaas oo hadii uu yeesho ninka raga aysan aheyn in uu marnaba uusan guursan gabar Soomaliyeed iyo kuwa lamid ah sida Soomalida kale ee wadamada kale la daga.

2: Ninka xaaskiisa markey suuqa aado kadib la xisaabtama kuna dhaha meeqa lacag ah ayaa ku soo hartay kaasna uma qalmo in uu guusado gabar soomaliyeed.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment