Bulsha:- Ragga Da’ada ah ayaa Badanaa is fahan waa ku dhamaadaa kulankooda iyaga iyo Gabdha Loogu yeero Afka Qalaad Teen Age .. Under 20 Years.. Gabdhaha kuwooda ka Yar Labaatan Jirka.
Haweenka waqtiga Labaatanku ka yaryihiin waa waqtiga ugu Macaanta badan yihiin dadnimadooda balse waxaa cabasho aanan lasoo koobi karin ka timaadaa kolkay Nolosha lawadaagayaan Ragga Kuwooda Da’ada ah ooy Soomaalidu Ugu Yeeraan (Oday Joobane).
Gabdhu waxay xuquuq uleedahay iney hesho Raaxo ku filan waqtiga Lagdanka Sariirta kolka Lagu daro Nin Oday ahi ma helaan Dumarku badankoodu Raaxo ku filan sababtoo ahi Odayaasha waxa lagu tiriyaa in eey yihiin dadka ugu Neefta weyn Yacni Waqtiga hore Dalaaan.
Muhiimadu waa in lasiiyaa Gabadha si ay waqtigeeda ugu raaxeysato waana muhiim in waalidku ka taxadaraan Awlaadooda, Gabadhu marka ay waqtigaas marayso waxaa ubidhaamaya Nolol cusub Caadkuna waa uu kasii feedmayaa Mana ku haboona in ay Ku Bilaawdo Rag Da’a ah , Sida Wiilashuba garoobada ugu Fiicneen oo kale.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment