Bulsha:- Haween Duqooshin ah oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa dad badan ka yaabiyay kadib markii ay sheegeen inay ka qaraabtaan oo ay jecelyihiin wiilasha dhalinyarada ah ee da,da yar,
Hadaba Habrahaan ayaa qaarkood waxay yihiin 76 jir waxayna aad u jecelyihiin wiilasha 20-ka ku jira. Arinkaan ayaa waxaa aad uga carooday gabdhihii yaryaraa madaama ay dareemen ciriiri dhanka raga ah. habrahaan ayaa qaarkood waxay lacag ku bixiyaan shukaansiga wiilasha yar-yar. Dumarkaan ayaa sheegay inay isticmaalaan kiiniga laisku yareeyo calaashaan firfircoonida soo celiya.
Qaar kamid ah Qoysaska dhalay wiilasha yaryar ayaa aad uga xanaaqay arinkaan ay ku kaceen wiilashoodu ee ah inay shukaansadaan habro aad uga da’a weyn oo dhali kara.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment