Nin Aduun joogoow Maxaa Aragti Kuu Laaban,Haddi Aad Maqli Jirtay Haweyn Ka Dacwoonaya U tagis La”aan, Maanta Waxaan Idiin HeeynaaHaweeneey gurigeeda uga carartay kulanka sariirta xad-dhaafka ah ee Saygeeda,

Bulsha:- Haddii aad maqli jirtay haween raggooda uga cararo galmo la`aan, waxaa haatan la arkay afo nkinkeeda uga carartay sariir-ku-daalis. Sida ay ku soo warramayaan qalabka warbaahinta adduunka.

waxaa dhacdo la yaab leh ka dhacday saldhig Boolis oo ku yaalo Bulenga Nigeeriya kolkii halkaasi ay timid naag baryeeyso in loo naxariisto, saygeedana kula doodayso inuu u oggolaado inay gurigiisa asaga tagto.
Ruth Nakyeyune oo si aan la aamusin karin u ooynaysay ay ka bariday saygeeda `Nigeeriyaanka` ah, kuna hadlo Afka Luganda,

laguna magacaabo, Suldaan Cali Baaba oo ku nool Nakuwade Bulenga, Waddada Mityana inuu iscafiyo, kuna kala tagaan si saaxiibtinimo.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment